Faah faahino kasoo baxaya Qarax dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay duleedka magaalada …

Qarax miino oo dhaliyay khasaaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose., waxa uuna qaraxa haleelay gaari ay la socdeen dad shacab ah . Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhinta sadex ruux halka ay ku dhaawacmeen sadex qof oo kale, dhamaan dadka qaraxa ay waxyeeladu kasoo … Continue reading Faah faahino kasoo baxaya Qarax dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay duleedka magaalada …